𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐨. 𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 8 Siteembar 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)

𝐌𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐢𝐬 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐨.

𝑴𝒖𝒒𝒅𝒊𝒔𝒉𝒐, 8 Siteembar 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamuud Cabdullaahi Cumar u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee G/Banaadir, waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Kaaraan laga qaaday Md. Faarax Cadaani Maxamed.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaha cusub ee Degmada Kaaraan Maxamuud Cabdullaahi Cumar in uu mudnaan siiyo Harumarinta Degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga ah.

—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *