150 Neef oo Ari ah ayuu Musharax liibaan gaarsiiyay Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka iyo gobonimada umadeena

Musharax Liibaan Axmed Xassan ayaa deeq xoolo ah gaarsiiyay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka oo khawaarijta ku jabiyay Degmada Ceeldheer ee Bariga Gobolka Galguduud

150 Neef oo Ari ah ayuu Musharax liibaan gaarsiiyay Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka iyo gobonimada umadeena

Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo Maamulka Degmada ayaa u mahadceliyay Liibaan Axmed Xassan oo Ciidamada soo gaarsiiyay deeqdaan xoolaha waxayna sheegeen inuu musharax Liibaan door muuqda ku lahaa Difaaca Degmada Ceeldheer maadaama uu xili kasta garab u ahaa Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka ee ku sugnaa Ceeldheer.

Musharax Liibaan Axmed Xassan ayaa doorweyn ka qaaday Difaaca Degmooyinka Wisil, Xarardheere iyo Ceeldheer sidoo kalena xoreynta deegaano badan oo Galmudug state ka tirsan laguna jabiyay shababka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *