Dawladda Soomaaliya ayaa u yeertay Ambassadorka Itoobiya ee Muqdisho, oo dhowaan hadalo aflagaado ah ku duray ciidanka Masaarida ee dhowaan imaanaya.
Somaliya ayaa safiirka Itoobiya ee Muqdisho uga digtay inuu markale soo fara-gashto arrimaha gudaha.

