Askari tuug ah ayaa la qabtay

Muqdisho, 31 Agoosto 2025 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Saldhigga Dayniile ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Bol. Saacid Axmed Maxamuud, oo ku eedeysan inuu dhac ka geystay degmada Dayniile, gaar ahaan waaxda Oodweyne, Eedeysanaha ayaa la horgeyn doonaa maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo.

Booliska Caasimadda ayaa laba-jibbaaray howlgalada lagu sifeynayo tuugada dhaca ka geysta Caasimada ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *