Shiinaha ayaa daboolka ka qaaday noocyo kala duwan oo ah hub cusub, dyaaradaha bilaa duuliyaha, iyo qalab kale oo milateri, dhoollatus balaaran oo loo arkay farriin ku

Shiinaha ayaa daboolka ka qaaday noocyo kala duwan oo ah hub cusub, dyaaradaha bilaa duuliyaha, iyo qalab kale oo milateri, dhoollatus balaaran oo loo arkay farriin ku socota Maraykanka iyo xulafadiisa.

Bandhigga ayaa waxaa ka soo muuqday Xi Jinping oo marti geliyey in ka badan 20 hogaamiye oo ay ku jiraan Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi.

Waxay ahayd muujinta awoodda sii kordheysa ee Xi ee masraxa adduunka, iyo awoodda millatariga Shiinaha – bandhigga waxaa ka mid ahaa gantaalka “Guam killer”, Drone-ka “Loyal wingman” iyo xitaa yeyda robot-ka ah.

Marka laga soo tago buun-buuninta iyo hubka cusub ee dhalaalaya, maxaan ka baranay?

Waa kuwan shanta arrimood ee aan ka qaadan karno

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *