Caawa waxa la filayaa inuu dhaco Dayax Madoobaad ama Full Moon Salaadda Cishe kadib ee geeska Afrika ama abaaro 8da habeenimo InshaAllah.

Caawa waxa la filayaa inuu dhaco Dayax Madoobaad ama Full Moon Salaadda Cishe kadib ee geeska Afrika ama abaaro 8da habeenimo InshaAllah.

Cilmi baarayaasha hey’adda NASA ayaa sheegay in habeenka caawa uu jiri doono dayax madoobaad meelo badan laga arki doono dhammaan Qaaradaha Adduunka.

Somaliya ayaa kamid ah wadamada laga arki doono dayax madoobaadka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *