Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxwayynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto.

Madaxweynaha ayaa kulammadan uu la qaatay hoggaamiyeyaasha gobolka waxa uu kala hadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka ah argagixisada, xoojinta nabadda iyo adkaynta xiriirka labo geesoodka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *