Maxaabiis hor leh oo dagaalkii degmada Ceeldheer looga qabtay Khawaarijta, hub iyo meydad kale ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladaas.

Taliyaha qaybta 21-aad Korneyl Maxamed Dhagawayne, Taliyaha qaybta 1-aad ee Gorgor Korneyl Saahid Jaamac Jareere, Taliyaha Booliska Hirshabeelle Jeneraal Xasan Dhicisow iyo saraakiil kale ayaa goobjoog ahaa fagaarihii lagu soo bandhigay maxaabiista, meydadka iyo hubka laga furtay Khawaarijta.

Si aad usoo daawato Muuqaalada Maydadka Khawaarijta, booqo barteenna Telegramka. 👇
https://t.me/sntvnews

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *