DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta.

DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta.

Sawiradan idiin muuqda oo Mucaaradka aanu ka helnay ayaa muujinaya baraha gaadiidka laga hubiyo ee laga galo air port ka Aadan Cadde oo gaadiid dagaal lasoo dhigay.

Ujeedada dowladda ee gaadiidkan dagaal loosoo dhigay ayaa ah iney lascodaan Mucaaradka iyo hubka u gudbaya ama ay heystaan, waxaana Ciidamo kale oo gaaf wareeg ah la dul dhigay goobaha ay daggan yihiin Mucaaradka iyo halka ugu weyn ee ay ku shiraan.

Mucaaradka ayaa aaminsan in dowladdu waddo daadaansi dagaal, halka dowladduna sheegtay iney xakameynayso hubka Mucaaradka iyo magaalada iney ku dhex sitaan.

Xaaladda baraha kontorool ee Mucaaradka ku dhow oo dowladdu keentay gaadiid dagaal, daqiiqad kasta dagaal ayaa ka dhex qarxi kara, haddii aan la helin xal waara

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *