Jowhar News

Jowhar News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo degmooyinka deriska la ah

๐Œ๐€๐ƒ๐€๐—๐–๐„๐˜๐๐€๐‡๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐€ ๐ƒ๐‘ ๐—๐€๐’๐€๐ ๐’๐‡๐„๐„๐Š๐‡ ๐Ž๐Ž ๐†๐€๐‹๐€๐๐“๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐—๐ˆ๐‘๐€๐˜ ๐“๐€๐‘๐“๐€๐๐Š๐€ ๐Š๐”๐๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐‚๐€๐†๐“๐€ ๐ƒ๐„๐†๐Œ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐†๐Ž๐๐Ž๐‹๐Š๐€ ๐๐€๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘, ๐๐€๐‹๐‚๐€๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐–๐€๐‘๐’๐‡๐„๐„๐Š๐‡ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐๐จ๐Ÿ๐ž๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐ŸŽ๐Ÿ”, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadirโ€ฆ

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti,

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LAGU SOO DHOWEEYEY DALKA JABUUTI Jabuuti, 29 Oktoobar, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas ooโ€ฆ

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo toddobaadkan booqasho rasmi ah ku joogey Jamhuuriyadda Djibouti ayaa intii

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo toddobaadkan booqasho rasmi ah ku joogey Jamhuuriyadda Djibouti ayaa intii uu ku sugnaa Djbouti. kulan booqasho ah ugu tagey Madaxweynaha Dalka Djibouti Mudane Ismaaciilโ€ฆ

Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka dalka ayaa Wasiirada Wasaaradaha iyo Guddoomiyaha Gudigga Shaqaalaha Rayidka ka dhageystay habsami socodka shaqada, xaadirinta shaqaalaha, fursadaha, iyo caqabadaha jira.

Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo ku guda jira kormeer lagu hubinayo shaqada xukuumadda, ayaa maanta kormeeray Wasaaradaha Shaqada, Xanaanada Xoolaha, Batroolka, iyo Gudiga Shaqaalaha Rayidka. Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka dalka ayaa Wasiirada Wasaaradaha iyo Guddoomiyahaโ€ฆ