Jowhar News

Jowhar News

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan lagu daah-furayay diyaarinta Qorshaha Kobcinta Dakhliga Dawladda Hoose ee Muqdisho.

GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DAAH-FURAY DIYAARINTA QORSHAHA KOBCINTA DHAQQAALAHA DOWLADDA HOOSE EE MUQDISHO Muqdisho, Oktoobar 16, 2025: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan lagu daah-furayay diyaarinta Qorshaha…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee maanta ay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Bariga Afrika.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY XUBNAHA SOOMAALIYA KU MATALAYA BAARLAMAANKA BARIGA AFRIKA Muqdisho, Oktoobar 15, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee maanta ay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., halkaas oo lagu qabanayo shirka sanadlaha

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., halkaas oo lagu qabanayo shirka sanadlaha ah ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) iyo Bangiga Adduunka. Ka hor furitaanka kulamada guud, Wasiirka…

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA,

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA, isaga oo halkaas ku matalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Shirka, oo lagu qabtay…

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose. Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle,…