Jowhar News

Jowhar News

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada Awdhiigle kuwaas oo kala

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada Awdhiigle kuwaas oo kala ah Shaamgare iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaal kooban oo ka…

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay, Manual Pereira. Kulankaan ayaa laga hadlay wada shaqeynta Wasaaradda iyo IOM, xoojinta amniga iyo maamulka socdaalka, si loo horumariyo adeegyada…

Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa mar kale amar ku bixiyey in sida ugu dhaqsiyaha badan looga shqqeeyo hagaajinta System-ka qabooojiyaha garoonka diyaaradaha, iyo in biya macaan ay helaan dadku, isagoo muddo hal toddobaad ah u qabtay

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚” 𝐖𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝟏𝟒 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐦𝐢𝐝”. Muqdisho, Oktoobar 01, 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya dhaqangalka…

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in markii la qaaday tallaabada is beddelka lagu sameeyey adeegga Xajka ay wasaaraddu wajahday culeys weyn, kaas oo ka imaanayay dhinacyo kala duwan oo diidanaa is beddelka, isla markaana doonayay in halkaas la sii joogo,

Muqdisho, Sebteembar 30, 2025; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ka qeybgalay Munaasabadda Daahfurka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026 iyo Xeritaanka xajkii sanadkii hore ee 1446, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay hormar ballaaran…