Jowhar News

Jowhar News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XIDDIG RAMLA CALI GUDOONSIIYEY SHAHAADO SHARAF Muqdisho, Sebteembar 20, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada qaranka ku qaabilay xiddigta Soomaaliyeed ee caalamiga ah Marwo Ramla Cali oo dalkeenna ku matasha ciyaaraha…

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. FEI Shengchao oo ay ka wada hadleen…