Jowhar News

Jowhar News

MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY AMIIRKA QADAR

MADAXWAYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY AMIIRKA QADAR Doxa, Sebteembar 15, 2025; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qasriga Madaxtooyada Qadar kulan muhiim ah kula qaatay Amiirka dalkaasi Mudane Tamim bin Xamad Al Thani. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda…

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Saldhiga degmada Hodan ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) dhalinyaro ah oo ku eedaysan falal khatar gelinaya amniga waddooyinka iyo badqabka bulshada.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Saldhiga degmada Hodan ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) dhalinyaro ah oo ku eedaysan falal khatar gelinaya amniga waddooyinka iyo badqabka bulshada. Eedeysanayaasha waxaa lagu kala magacaabaa: C/Risaaq Maxamed Faarax, Najiib C/llaahi Mire, Feysal Cismaan Maxamed, iyo…

Maamulka degmada Ceeldheer oo wakiil ka ahaa dadka deegaanka oo iskugu jira Ganacsato, Qurbojoog, Odayaal dhaqan iyo Saraakiil ayaa maanta deeq xoolo nool ah ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka

Maamulka degmada Ceeldheer oo wakiil ka ahaa dadka deegaanka oo iskugu jira Ganacsato, Qurbojoog, Odayaal dhaqan iyo Saraakiil ayaa maanta deeq xoolo nool ah ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka si loogu dhiirogaliyo Ciidanka Qaranka ee Argagaxisada Cashirka u dhigay…

Maxaabiis hor leh oo dagaalkii degmada Ceeldheer looga qabtay Khawaarijta, hub iyo meydad kale ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladaas. Taliyaha qaybta 21-aad Korneyl Maxamed Dhagawayne, Taliyaha qaybta 1-aad ee Gorgor Korneyl Saahid Jaamac Jareere, Taliyaha Booliska Hirshabeelle Jeneraal Xasan…

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Poland, General Wieslaw Kukula, ayaa la hadlaya Major General Maciej Klisz, xilli ay ka qayb qaadanayaan Golaha Ammaanka Qaranka ee uu ku baaqay Madaxweynaha Poland

Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Poland, General Wieslaw Kukula, ayaa la hadlaya Major General Maciej Klisz, xilli ay ka qayb qaadanayaan Golaha Ammaanka Qaranka ee uu ku baaqay Madaxweynaha Poland, Karol Nawrocki, ka dib markii lagu xad-gudbay hawada…

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa geesiyaasha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21-aad, Gorgor, iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka Ceeldheer ee maanta door muuqda ka qaatay difaaca degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dadaalkooda iyo halgankooda geesinimada leh

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa geesiyaasha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21-aad, Gorgor, iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka Ceeldheer ee maanta door muuqda ka qaatay difaaca degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dadaalkooda iyo halgankooda geesinimada leh wuxuu…