Jowhar News

Jowhar News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA MIDOWGA YURUB IYO NEDERLAND Muqdisho, Sebteembar 03, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU)…

Askari tuug ah ayaa la qabtay

Muqdisho, 31 Agoosto 2025 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Saldhigga Dayniile ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Bol. Saacid Axmed Maxamuud, oo ku eedeysan inuu dhac ka geystay degmada Dayniile, gaar ahaan waaxda Oodweyne, Eedeysanaha ayaa la horgeyn doonaa…