News

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Dhuxulow oo safar shaqo ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Dhuxulow oo safar shaqo ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa booqasho ku tagay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaas waxa uuna halkaas kula kulmay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha…

Read MoreAgaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Dhuxulow oo safar shaqo ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose. Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle,…

Read MoreGeesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle

Ra’iisul Wasaaraha, oo u mahadceliyey guud ahaan hey’adaha amniga, maamulka gobolka Banaadir iyo shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho, ayaa xusay

Muqdisho, Sabti, 04 Oktoobar 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u…

Read MoreRa’iisul Wasaaraha, oo u mahadceliyey guud ahaan hey’adaha amniga, maamulka gobolka Banaadir iyo shacabka ku dhaqan caasimadda Muqdisho, ayaa xusay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada Awdhiigle kuwaas oo kala

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada Awdhiigle kuwaas oo kala ah Shaamgare iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaal kooban oo ka…

Read MoreCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan qeybta Uganda ayaa maanta Kooxda Khawaarijta ka xoreeyey tuulooyin ka tirsan degmada Awdhiigle kuwaas oo kala

Ciidanka Booliska waxay uga digayaan dhammaan askarta inaysan hubkooda u dhiibin dadka rayidka ah, sidoo kale shacabku uusan hub ku ciyaari karin, muuqaalo halis gelinaya bulshada

Muqdisho, 2 Oktoobar 2025 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Warta-Nabadda, ayaa gacanta ku soo dhigay laba eedeysane oo kala ah Askari iyo shacab oo ku kacay fal halis gelinaya naftooda iyo tan dadweynaha. Eedeysanayaasha waxay ku jiraan…

Read MoreCiidanka Booliska waxay uga digayaan dhammaan askarta inaysan hubkooda u dhiibin dadka rayidka ah, sidoo kale shacabku uusan hub ku ciyaari karin, muuqaalo halis gelinaya bulshada

Eedeysanaha ayaa hadda ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo

Muqdisho, 01 Oktoobar 2025 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Garasbaaley, ayaa gacanta ku dhigay eedeysane Dable (XDS) Ibraahim Xasan Nuur Cabdi oo ku eedeeyaysan inuu dhac iyo dhaawac u geystay muwaadin Soomaaliyeed, kaddib markii uu rasaas ku…

Read MoreEedeysanaha ayaa hadda ku jira gacanta Booliska, waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadda awoodda u leh si sharciga loo waafajiyo

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay, Manual Pereira. Kulankaan ayaa laga hadlay wada shaqeynta Wasaaradda iyo IOM, xoojinta amniga iyo maamulka socdaalka, si loo horumariyo adeegyada…

Read MoreWasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda IOM ee Qaramada Midoobay

Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa mar kale amar ku bixiyey in sida ugu dhaqsiyaha badan looga shqqeeyo hagaajinta System-ka qabooojiyaha garoonka diyaaradaha, iyo in biya macaan ay helaan dadku, isagoo muddo hal toddobaad ah u qabtay

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚” 𝐖𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐛𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝟏𝟒 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐦𝐨𝐨𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐦𝐢𝐝”. Muqdisho, Oktoobar 01, 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya dhaqangalka…

Read MoreMudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa mar kale amar ku bixiyey in sida ugu dhaqsiyaha badan looga shqqeeyo hagaajinta System-ka qabooojiyaha garoonka diyaaradaha, iyo in biya macaan ay helaan dadku, isagoo muddo hal toddobaad ah u qabtay

Ra’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in markii la qaaday tallaabada is beddelka lagu sameeyey adeegga Xajka ay wasaaraddu wajahday culeys weyn, kaas oo ka imaanayay dhinacyo kala duwan oo diidanaa is beddelka, isla markaana doonayay in halkaas la sii joogo,

Muqdisho, Sebteembar 30, 2025; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo caawa ka qeybgalay Munaasabadda Daahfurka adeegga Xajka sanadka 1447/ 2026 iyo Xeritaanka xajkii sanadkii hore ee 1446, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay hormar ballaaran…

Read MoreRa’iisul Wasaaraha, ayaa xusay in markii la qaaday tallaabada is beddelka lagu sameeyey adeegga Xajka ay wasaaraddu wajahday culeys weyn, kaas oo ka imaanayay dhinacyo kala duwan oo diidanaa is beddelka, isla markaana doonayay in halkaas la sii joogo,

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah

Muqdisho, 29 Sebteembar 2025 – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah, kuwaas oo ku kacay Falal halis galinaya naftooda iyo tan bulshada. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay digniin adag u dirayaan…

Read MoreCiidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa gacanta ku soo dhigay toddobo dhalinyaro ah