News

Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn. Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed

Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn. Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo aheyd hooyo xaamilo ah,…

Read MoreXukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn. Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed

DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta.

DEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta. Sawiradan idiin muuqda oo Mucaaradka aanu ka helnay ayaa muujinaya baraha gaadiidka laga hubiyo ee laga…

Read MoreDEGDEG:- Dowladda oo gaadiid dagaal soo dhigtay baraha korontool ee Mucaaradka guryahooda laga galo, iyo xaalad kacsanaan ah oo taagan, dagaalna isku badali karta.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay caawa Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay caawa Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed oo Ciidamada Amaanka qaybtood hadda u xiran jirdil u geysteen. Aabaha iyo Hooyada Soomaaliyeed ayuu Taliyuhu ka raaligeliyey dhacdada xad gudubka ah ee…

Read MoreTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay caawa Hooyo iyo Aabbe Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa furay tababar ku saabsan baarista iyo hubinta dukumentiyada,

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa furay tababar ku saabsan baarista iyo hubinta dukumentiyada, kaas oo ay ka faa’iideysanayaan 30 sarkaal oo ka kala socda waaxyaha kala duwan ee Hay’adda, oo ay ku jiraan Xuduudaha…

Read MoreAgaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duxulow ayaa furay tababar ku saabsan baarista iyo hubinta dukumentiyada,

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa kormeer ballaaran ku sameeyay

GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR AHNA DUQA MUQDISHO OO CAAWA KORMEERAY QAYBO KA MID AH CAASIMADDA Muqdisho, Siteembar 19, 2025: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa kormeer ballaaran ku sameeyay qaybo muhiim…

Read MoreGuddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa kormeer ballaaran ku sameeyay

150 Neef oo Ari ah ayuu Musharax liibaan gaarsiiyay Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka iyo gobonimada umadeena

Musharax Liibaan Axmed Xassan ayaa deeq xoolo ah gaarsiiyay Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanka oo khawaarijta ku jabiyay Degmada Ceeldheer ee Bariga Gobolka Galguduud 150 Neef oo Ari ah ayuu Musharax liibaan gaarsiiyay Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka…

Read More150 Neef oo Ari ah ayuu Musharax liibaan gaarsiiyay Ciidamada naftooda u huray Difaaca Dalka iyo gobonimada umadeena

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo qaabilay safiirka Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mr. FEI Shengchao oo ay ka wada hadleen…

Read MoreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Saldhiga degmada Hodan ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) dhalinyaro ah oo ku eedaysan falal khatar gelinaya amniga waddooyinka iyo badqabka bulshada.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,Saldhiga degmada Hodan ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) dhalinyaro ah oo ku eedaysan falal khatar gelinaya amniga waddooyinka iyo badqabka bulshada. Eedeysanayaasha waxaa lagu kala magacaabaa: C/Risaaq Maxamed Faarax, Najiib C/llaahi Mire, Feysal Cismaan Maxamed, iyo…

Read MoreCiidanka Booliska Soomaaliyeed,Saldhiga degmada Hodan ayaa gacanta ku soo dhigay afar (4) dhalinyaro ah oo ku eedaysan falal khatar gelinaya amniga waddooyinka iyo badqabka bulshada.