News

Maamulka degmada Ceeldheer oo wakiil ka ahaa dadka deegaanka oo iskugu jira Ganacsato, Qurbojoog, Odayaal dhaqan iyo Saraakiil ayaa maanta deeq xoolo nool ah ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka

Maamulka degmada Ceeldheer oo wakiil ka ahaa dadka deegaanka oo iskugu jira Ganacsato, Qurbojoog, Odayaal dhaqan iyo Saraakiil ayaa maanta deeq xoolo nool ah ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka si loogu dhiirogaliyo Ciidanka Qaranka ee Argagaxisada Cashirka u dhigay…

Read MoreMaamulka degmada Ceeldheer oo wakiil ka ahaa dadka deegaanka oo iskugu jira Ganacsato, Qurbojoog, Odayaal dhaqan iyo Saraakiil ayaa maanta deeq xoolo nool ah ku wareejiyay Saraakiisha Ciidanka

Maxaabiis hor leh oo dagaalkii degmada Ceeldheer looga qabtay Khawaarijta, hub iyo meydad kale ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladaas. Taliyaha qaybta 21-aad Korneyl Maxamed Dhagawayne, Taliyaha qaybta 1-aad ee Gorgor Korneyl Saahid Jaamac Jareere, Taliyaha Booliska Hirshabeelle Jeneraal Xasan…

Read More

Netanyahu oo ku guuldareystay isku day dil oo uu la beegsaday hoggaamiyeyaasha Ururka Xamaas ee ku sugan Dalka Qatar.

Netanyahu oo ku guuldareystay isku day dil oo uu la beegsaday hoggaamiyeyaasha Ururka Xamaas ee ku sugan Dalka Qatar.. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa qaatay khatar weyn markii uu amar ku bixiyay weerar hawada ah oo lagu beegsaday hoggaamiyeyaasha…

Read MoreNetanyahu oo ku guuldareystay isku day dil oo uu la beegsaday hoggaamiyeyaasha Ururka Xamaas ee ku sugan Dalka Qatar.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA CUSUB EE TALISKA SAHANKA IYO SIRDOONKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA CUSUB EE TALISKA SAHANKA IYO SIRDOONKA CXDS. Muqdisho, Sebteembar 13, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuray Xarunta cusub ee Taliska Sahanka iyo Sirdoonka Ciidanka Xoogga Dalka,…

Read MoreMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA CUSUB EE TALISKA SAHANKA IYO SIRDOONKA

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa geesiyaasha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21-aad, Gorgor, iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka Ceeldheer ee maanta door muuqda ka qaatay difaaca degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dadaalkooda iyo halgankooda geesinimada leh

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa geesiyaasha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21-aad, Gorgor, iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka Ceeldheer ee maanta door muuqda ka qaatay difaaca degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dadaalkooda iyo halgankooda geesinimada leh wuxuu…

Read MoreWaxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa geesiyaasha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 21-aad, Gorgor, iyo ciidanka xaq u dirirka deegaanka Ceeldheer ee maanta door muuqda ka qaatay difaaca degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Dadaalkooda iyo halgankooda geesinimada leh

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galguduud

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galguduud. Ciidanku waxay jab culus gaarsiiyeen cadawga, iyagoo dilay in ka badan 30 xubnood oo…

Read MoreCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo ciidamada deegaanka ayaa subaxnimadii maanta ka hortagay weerar ay kooxda argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Ceel-Dheer ee gobolka Galguduud

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo maanta gaaray magaalada Laascaanood, Kulanka waxaa sidoo kale ka qayb galay Wasiirka Gargaarka…

Read MoreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, ayaa caawa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle

GUDDOOMIYE DR. MUUNGAAB OO SI TOOS AH U DHAGAYSTAY CABASHADA BULSHADA DAARUSALAAM, ISAGOONA SHAACA KA QAADAY IN XUQUUQDA MUWAADINIINTA LA DIFAACAYO

GUDDOOMIYE DR. MUUNGAAB OO SI TOOS AH U DHAGAYSTAY CABASHADA BULSHADA DAARUSALAAM, ISAGOONA SHAACA KA QAADAY IN XUQUUQDA MUWAADINIINTA LA DIFAACAYO Muqdisho, Siteembar, 10, 2025: Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa maanta…

Read MoreGUDDOOMIYE DR. MUUNGAAB OO SI TOOS AH U DHAGAYSTAY CABASHADA BULSHADA DAARUSALAAM, ISAGOONA SHAACA KA QAADAY IN XUQUUQDA MUWAADINIINTA LA DIFAACAYO

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid” oo Kulan la Qaatay Odayaasha Deegaanka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid” oo Kulan la Qaatay Odayaasha Deegaanka Bariire Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid”, ayaa kulan la qaatay odayaasha deegaanka…

Read MoreTaliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Jeneraal Khaalid” oo Kulan la Qaatay Odayaasha Deegaanka

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Dooxa, kuna tilmaantay “weerar argagixiso”

Soomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Dooxa, kuna tilmaantay “weerar argagixiso” Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii duqeynta aha ee Israel ay ku qaaday caasimadda Qatar ee Dooxa. Bayaan kasoo baxay wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa…

Read MoreSoomaaliya oo cambaareysay weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Dooxa, kuna tilmaantay “weerar argagixiso”