News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxwayynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa kulammadan uuโ€ฆ

Read MoreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ. ๐‘ด๐’–๐’’๐’…๐’Š๐’”๐’‰๐’, 8 Siteembar 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ. ๐‘ด๐’–๐’’๐’…๐’Š๐’”๐’‰๐’, 8 Siteembar 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamuud Cabdullaahi Cumar u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee G/Banaadir, waxaana xilkii Guddoomiyaha Degmada Kaaraan laga qaaday Md. Faaraxโ€ฆ

Read More๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐ƒ๐ž๐ ๐ฆ๐จ. ๐‘ด๐’–๐’’๐’…๐’Š๐’”๐’‰๐’, 8 Siteembar 2025: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad lagu sagootinayay xubnaha guddi loo xilsaaray in ay ka shaqeeyaan dib-u-habeynta Ciidanka Xoogga Dalka, Guddigan ayaa waxaa ku midaysan Wasaaradda Gaashaandhigga, Wasaaradda Maaliyadda, Taliska Ciidanka Xoogga Dalkaโ€ฆ

Read MoreWasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad

Caawa waxa la filayaa inuu dhaco Dayax Madoobaad ama Full Moon Salaadda Cishe kadib ee geeska Afrika ama abaaro 8da habeenimo InshaAllah.

Caawa waxa la filayaa inuu dhaco Dayax Madoobaad ama Full Moon Salaadda Cishe kadib ee geeska Afrika ama abaaro 8da habeenimo InshaAllah. Cilmi baarayaasha heyโ€™adda NASA ayaa sheegay in habeenka caawa uu jiri doono dayax madoobaad meelo badan laga arkiโ€ฆ

Read MoreCaawa waxa la filayaa inuu dhaco Dayax Madoobaad ama Full Moon Salaadda Cishe kadib ee geeska Afrika ama abaaro 8da habeenimo InshaAllah.

Shiinaha ayaa daboolka ka qaaday noocyo kala duwan oo ah hub cusub, dyaaradaha bilaa duuliyaha, iyo qalab kale oo milateri, dhoollatus balaaran oo loo arkay farriin ku

Shiinaha ayaa daboolka ka qaaday noocyo kala duwan oo ah hub cusub, dyaaradaha bilaa duuliyaha, iyo qalab kale oo milateri, dhoollatus balaaran oo loo arkay farriin ku socota Maraykanka iyo xulafadiisa. Bandhigga ayaa waxaa ka soo muuqday Xi Jinping ooโ€ฆ

Read MoreShiinaha ayaa daboolka ka qaaday noocyo kala duwan oo ah hub cusub, dyaaradaha bilaa duuliyaha, iyo qalab kale oo milateri, dhoollatus balaaran oo loo arkay farriin ku

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA MIDOWGA YURUB IYO NEDERLAND Muqdisho, Sebteembar 03, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka cusub ee Midowga Yurub (EU)โ€ฆ

Read More

Askari tuug ah ayaa la qabtay

Muqdisho, 31 Agoosto 2025 โ€“ Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Saldhigga Dayniile ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Bol. Saacid Axmed Maxamuud, oo ku eedeysan inuu dhac ka geystay degmada Dayniile, gaar ahaan waaxda Oodweyne, Eedeysanaha ayaa la horgeyn doonaaโ€ฆ

Read MoreAskari tuug ah ayaa la qabtay