Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Shirweynaha 2aad ee Cimilada Afrika ayaa kulan doceedyo la qaatay Madaxweyneyaasha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxwayynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa kulammadan uuโฆ





