Dowlada somaliya oo xiriirka u jartay Dowlada Ethiopia 🇪🇹

Dawladda Soomaaliya ayaa u yeertay Ambassadorka Itoobiya ee Muqdisho, oo dhowaan hadalo aflagaado ah ku duray ciidanka Masaarida ee dhowaan imaanaya.

Somaliya ayaa safiirka Itoobiya ee Muqdisho uga digtay inuu markale soo fara-gashto arrimaha gudaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *