Skip to content
No results
  • Home
  • News
  • Business & Finance
  • Politics
  • Sports
  • Health
  • Entertainment
  • About Us
Contact Us
Jowhar News
  • Home
  • News
  • Business & Finance
  • Politics
  • Sports
  • Health
  • Entertainment
  • About Us
Contact Us
Jowhar News
  • News

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan lagu daah-furayay diyaarinta Qorshaha Kobcinta Dakhliga Dawladda Hoose ee Muqdisho.

GUDDOOMIYAHA MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DAAH-FURAY DIYAARINTA QORSHAHA KOBCINTA DHAQQAALAHA DOWLADDA HOOSE…

  • Jowhar News
  • October 16, 2025
  • News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Soomaaliyeed ee maanta ay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u doorteen in ay Soomaaliya ku matalaan Baarlamaanka Bariga Afrika.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO HAMBALYO U DIRAY XUBNAHA SOOMAALIYA KU MATALAYA BAARLAMAANKA…

  • Jowhar News
  • October 15, 2025
  • Politics

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dhawaan gaaray magaalada Washington D.C., halkaas oo lagu qabanayo shirka sanadlaha

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo wafdi uu…

  • Jowhar News
  • October 14, 2025
  • Politics

DEG DEG: Xildhibaan Aamina Eelay oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo goordhow xiriir la soo sameysay Shabelle TV

DEG DEG: Xildhibaan Aamina Eelay oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…

  • Jowhar News
  • October 11, 2025
  • Business & Finance

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA,

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Maxamuud Aadan Geesood ayaa maanta si…

  • Jowhar News
  • October 9, 2025
  • News

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Dhuxulow oo safar shaqo ku jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustaf Dhuxulow oo safar…

  • Jowhar News
  • October 8, 2025
  • Health

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 8-aad ee Wasiirrada Caafimaadka

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan,…

  • Jowhar News
  • October 8, 2025
  • Politics

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay xarunta Taliska Ciidanka Difaaca Rwanda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, iyo wafdi…

  • Jowhar News
  • October 7, 2025
  • Politics

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka CXD, S/Guuto , Maday Nuurey Ufurow, ayaa maanta

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliye ku xigeenka…

  • Jowhar News
  • October 7, 2025
  • News

Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada qorsheysan ee ka dhanka ah nabadiidka, ayaa Khawaarijta ka saaray deegaanno horleh oo hoostaga degmada Awdheegle

Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle…

  • Jowhar News
  • October 6, 2025
Prev
1 2 3 4 5 … 7
Next

Live Search

Posts

Stay informed, stay connected, and discover stories that matter.

Jowhar News

At Jowhar News, we are dedicated to delivering timely, reliable, and accurate news coverage that matters to you. Our mission is to inform, educate, and engage readers with stories that highlight local, national, and global issues.

Information

  • Terms and Conditions
  • Privacy Policy
  • Disclaimer
  • About Us

Subscribe To Our Newsletter!

Copyright © 2026 - Jowhar News. All Rights Reserved